Sign in to follow this  
Yeniceri

PL: Majiraan wax heshiis oo aan kala saxiixanay Shirkadaha Shidaalka ka baara

Recommended Posts

Yeniceri   

Cadde Muuse speaks out for the first time about the months-old controversy regarding the natural resources exploration deal. He spoke candidly to Reer Nugaaleed and vice versa.

 

 

...Maxamuud Muuse (Cadde) Madaxwaynaha DG Puntland , ayaa ugu horayntii wuxuu sheegay in uu Caafimaadkiisu uu aad u wanaagsan yahay.

 

...M/waynuhu , wuxuu sheegay in uusan wax heshiis ah aysan kala saxiixan Shirkadaha Khayraadka dalka ka baaraya.

 

Hase ahaatee , wuxuu sheegay in ay qalqaalo ugu jiraan , sidii dalka loo keeni lahaa shirkadahaasi , maadaamada dalka ammaankiisa ay ka cabsi qabaan , oo loo sheekeeyay in Puntland ay ammaan-daro ka jirto.

 

...Gobolada ugu horeeya ee Khayraadka laga baarayo

 

Nugaal , Sool iyo meelo ka mid ah Bari , ayuu sheegay M/waynuhu in khayraadka laga baarayo , oo ay ugu horeeyaan.

 

...Guddoomiyaha gobolka Nugaal C/laahi Ciise , wuxuu M/waynaha u sheegay in aan gobolka wax dhaqaale ah oo wax looga qabto ammaankiisa iyo hawlaha kalaba aan loo qoon dayn.

 

...Maxamed Xaaji Aadan Duqa Degmada EYL , ayaa ka warbixyay xaalada Degmada EYL , wuxuuna sheegay in ay tahay mid aad u liidata oo ay ka jirto qas iyo fowdo.

 

...Maxamed Xaaji Aadan , wuxuu eedeen u soo jeediyay 2 Wasiir oo ka mid Wasiirada Puntland , wuxuuna ku eedeeyay in ay qaska ka wadaan Degmada.

 

...Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo Suldaan Siciid Maxamed Garaase , ayaa labaduba si isku mid ugu sheegay in reer Nugaaleed ay caashaqeen in Caasumadu garoon yeelato , oo ay ka wada siman yihiin.

 

Sidoo kale , waxay sheegeen in ay soo dhawaynayaan shirkadaha dalka khayraadka ka baaraya ee lagu wado in ay dhawaan dalka yimaadaan intii karaaamkodoa ahna la shaqaynayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this