Sign in to follow this  
General Duke

Bossaso: MP: Asha Abdale Puntland is doing well, needs imporvement

Recommended Posts

Xildhibaan Caasho Axmed Cabdle ,,Gobolad Puntland Way Fiicanyihiin hadii la Xoojiyo Amnia iyo Dhaqaalaha

 

Bosaaso:-Xildhibaan Caasho Axmed Cabdle oo ka tirsan Xildhibaanada ugu Cad cad Xukuumada Somaliya ayaa Howlo safar ku joogta Degaanada Puntland isla mar ahaantaasina aan Booqasho hore ugu iman Tan iyo Markii ay u soo istaagtey Jagada Madaxnimada Dalka somaliya ,,Caasho waxa ay tiri Gobolada Puntland waa dal Wanaagsan lakiin Waxa loo baahanyahay in loo helo Dedaalo dheraada dhinaca Dhaqaalaha iyo Amniga waayo Dhaqaalaha iyo Amnigu waa laf dhabarta 1aad ee uu ku dhisanyahay Horumarka Bulsha Walba oo ku dhaqan Caalamka Daafihiisa.

 

 

Xildhibaan caasho ayaa sheegatay inay Maalmahan Fooda Nugu soo haya u ambabixidoonta Magaala Madaxda Gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo iyo Xarunta 2aad ee Sanaag Magaalada Badhan waxaana ay kulamo la soo qadan doontaa Qaybaha kala duwan ee Bulshada Reer Sanaag iyo Guud ahaanba Waxgaradka Degaanka iyadoo kala Hadlidoonta Masuulkaasi sida looga Gudbikaro Caqabaha ka dhanka ah Horumarka ,iyo Dib u dhiska Marsada Magaalada Tariikhda Dheer ee Laasqoray.

 

 

Caasho Axmed Cabdle ayaa sidoo kale waxa ay dhanka talefoonka kaga qaybgashay Doodo iyo Falanqayn dheraada oo lugu lafa Gurayo siyaasada Hanaanka Dowlada Federalka KGS taas oo ay Xildhibaanaa Baarlamanku si toosa ugaga hadlayaan Xaaladaha Dowlada ee Magaalada Baydhabo Gaar ahaan Hoolka Shirarka ee Baarlamaanka Somaliya.

 

 

Maxamed Axmed Ciise

 

 

Radio Dhahar

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this