General Duke Posted November 2, 2009 Warbixin & go'aano ka soo baxay shir sannadeedka Golaha Qurbajoogta Puntland, 2009. Minneapolis, Nov 02 - Shir sannadeedka Golaha Qurbajoogta Puntland ee ladhkiisu ahaa Dib u Dhiska Soomaaliya: Tan Puntland, waxaa uu 3 casho [October 9-11] ka socday St. Paul iyo Minneapolis, Minnesota. Waxaa martigeliyey cutubka MN ee Golaha, waxaana marti u ahaa wufuud matalaysa dawladda Puntland, cutubyada Golaha, mutacalimiin, xirfadley, indheergarad, marti s ... [...] Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 2, 2009 PDF report in PDF Quote Share this post Link to post Share on other sites
miles-militis Posted November 3, 2009 Nicely done, great read, to the point, and very professional. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ilka-dahable Posted November 3, 2009 positive step it looks good Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted November 3, 2009 Job well done PDF congradulations. Duke, is there english translation? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted November 3, 2009 I must say the report was drafted by people who have at their heart the best for the State. The findings and solutions found are what we knew before. It is right that we need a coherent strategy and the ascendency of firm state institutions. Thus this scientific compilation is to up-most accurate of its findings and the solutions it hence entails. I hope the Aviation and Airport Minister has been given the report and on his return to Garoowe will present it to the government, parliament and other relevant state agencies in order to further analysis and implementation of the solutions provided and in order to get a coherent political strategy. Puntland needs to immediately adopt the democratisation process in full and follow it up with tangible steps in order to realise that goal. For many years Puntland lacked the right leadership to implement those changes and the state was preoccupied with the search of a federal united Somali government hence many progressive implementations in the political platform process have been neglected thereby. Disarming the people is a good proposal but the state has to make sure that it can guarantee the safeguard of its citizens and that of visitors to the state. Only last week there was an incident whereby if the locals in Gaalkacyo have not been armed and defended the mayor of the city who was on a cleaning campaign of the city, there would probably more than 10 people dead and 60 wounded as the Darawiish did not intervene because of implications involved. The state also needs to take a clear strategy on the issue of Lasanod and other occupied territories and work a strategy on how best to deal with that issue. Further more the image of Puntland is being tarnished daily and on this front their needs a lot of work to be done. The other aspect is the diaspora's indifference and not involvement of the political and economical progress of the state. The state has the majority of Somalis in the most powerful country and the whole of North America but their political involvement amounts to something close to 'invisible' and this has to change. A greater involvement and mingling in the political and lobbyist affairs of the US is needed in order to promote the state and to help secure political and economical help for Puntland State in order to help rebuild the infrastructure of the state and also further its political organs and institutions. Faroole needs to strengthen the army and security sector of the State and to take grip of things and he needs to take the bull by its horns and not worry about what and if's as everything will turn out for him inshallaah. We are far off and a a few steps away until we reach our ultimate Yoolkeena, which we have envisioned and enshrined in our constitution. Inshallaah hadafkeena iyo Yoolkeenba waanu gaaraynaa mar dhow madaxdeena keliya waa inaan la shaqaynaa oo taageernaa xafidahullaahiye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 3, 2009 Things will take time, but insha Allah we shall achieve our goal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted November 3, 2009 PDF: Vision On the left the Aviation and Airport Minister Axmed Garaash WHAT WE ENVISION The core vision of Puntland Diaspora Forum (PDF), deeply rooted in the organization's firm belief that Diaspora Puntlanders can make significant contributions to Puntland, (Somalia), is to develop effective modes ... WHAT WE ENVISION The core vision of PDF, deeply rooted in the organization's firm belief that Diaspora Puntlanders can make significant contributions to Puntland, (Somalia), is to develop effective modes—through programs, policies, and advocacy—for Puntlanders abroad to harness their talents, expertise, and resources for Puntland's development and nation building. PDF believes that this overriding framework and philosophy resonates with every Puntlander man, woman, and organization abroad and sets the foundation for a profound opportunity to unite, collaborate, and effect needed change in our Homeland and beyond. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 3, 2009 Yes it's good report, and it took some effort to produce this communique Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 3, 2009 LoooooL@Airport minister Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 3, 2009 ^^^Che how was Shangoole's yearly review, did he meet the grave digging targets set by his Arab overlords? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted November 3, 2009 Press Release by PDF on the solutions of the latest security challenges and attacks faced by the State by its enemies War saxaafadeed: Talo Bixin Dhacdooyinka Nabadgelyo Darro ee Ka soo Cusboonaaday Puntland Tixraac: PDF/MDC/011109 Taariikh: Nofeember 03, 2009 http://www.puntlanddiaspora.org publicrelations@puntlanddiaspora.org 1. Arar Waxaa usbuucyadii la soo dhaafay ku soo kordhay Puntland falal ka soo horjeeda nabadgelyada iyo xasiloonida dawladda Puntland ee Soomaaliya. Waxaa falakaas ka mid ah uguna darnaa dhacdadii foosha xumayd ee bishii Oktoobar 29‐keedii si bareer ah loo laayey dad ku howlanaa qurxinta iyo soo celinta bilicda magaalada Gaalkacyo. Waxaa falkaas ka danbeeyey dad maangaab ah oo aan ku baraarugsanayn qiimaha nabadda iyo derisnimo wanaaga, waxaana si macna daro ah dhacdadaas ugu geeriyooday inta la og yahay 14 qof, halka ay dhaawacyo soo gaadheen ku dhawaad 70 meeyo qof oo rayad ah. Waxaa kale oo bam lala beegsaday saldhig Boolis oo ku yaal magaalda Boosaaso bisha Nofeembar 1deedii. Waxaa inta la ogyahay ku dhaawacmay falkaas askar gudanaysay waajibkoodii iyo xilkii ay u hayeen shacabka magaalda boosaaso iyo dadweynaha Puntland. Falkaas isagaa waxaa ka danbeeyey dad qaswadayaal ah oo ka soo horjeeda nabadgelyada Puntland. Waxaa iyana daandaansi ka dhan nabadgelyada Puntland lagu soo qaaday gobolada Sanaag iyo Cayn ee dawladda Puntland. Waxaa ficiladaas ka danbeeyey dad wax ma garato ah oo ka soo horjeeda horumarka iyo midnimada Puntland. Waxaa ficiladan isdabajooga ah ee ka dhacaya Puntland ugu danbeeyey afduub lasku dayey in bisha Nofeembar 2deeda lagu sameeyo diyaarad rakaab ah oo ka kacday garoonka diyaaradaha ee magaalda Boosaaso. Waxaa kale oo si ka baxsan bini'aadanimada loo caburiyey oo handadaad iyo talaabooyin ka baxsan shuruucda caalamiga ah lagula dhaqmay dadweynaha degan magaalada Laascaanood ee ay sharcidarrada ku joogaan maamulka gooni isutaaga ah ee waqooyi galbeed ee Soomaaliya. 2. Caddayn Waxaa Gollaha Qurbajoogta Puntland isagoo ku hadlaya magaca dhamaan qurbajoogta reer Putland ka xunyahay weeraraai gardarada ah ee isdabajooga ah ee lagu soo qaaday shacabka nabada jecel ee Puntland, kuwaas oo lagu doonayay in khalkhal lagu geliyo xasiloonida iyo kala danbaynta Puntland. Kusoo xadgudubkii Sanaag, weerarkii Gaakacayo, Jajuubka iyo caburinta Sool, bamkii iyo afduubkii Boosaaso dhamaan dhacdooyinkaasi waxay tusaale u yihiin sida cadowga jiritaanka Puntland uu uga xunyahay horumarka , xasiloonida, kala danbaynta iyo maamulka yaala Puntland, iyadoo aysan cidina caad ka saarnayn sida uu cadowgaas isbiirsaday gudo iyo dibadba ugu heelan yahay dhaawicista iyo fashilinta horumarka shacabka iyo maamulka Puntland. Hadaba waxaa Gollaha Qurbajoogta Puntland uu caalamka nabada jecel u cadaynayaa in Puntland laga gardaran yahay, sidaa awgeedna ay xaq u leedahay iska difaaca kuwa caadada ka dhigtay qaska iyo qalalaasaha. 3. Dhalleecayn Waxaan marka hore dhalleecaynaynaa falalka waxashnimada ah ee ay ku dhaqaaqeen dablayda hubaysan ee weerarka ku soo qaaday hawlaha nadaafadeed oo ujeedadoodu ahayd sare u qaadida bilicda, iyo banaynta wadooyinka magaalada Galkacyo ee uu horseedka ka ahaa Duqa magaalada Galkacyo. Waxaan dhaleecaynaynaa gardarada iyo duulaanka lagu soo qaaday gobolada Sanaag iyo Cayn ee Dawladda Puntland ee Soomaaliya. Waxaan kaloo si adag u dhalecaynaynaa falalka xun ee lagu caburinayo dad si nabadgelya ah ku joogay magaaladadoodii iyo dhulkii ay u dhasheen. Waxaan sidaa si la mid ah u dhaleecaynaynaa weerarkii bamka iyo isku dayga afduubkii ka dhacay magaalada Boosaaso. 4. Baaq Waxaa Gollaha Qurbajoogta Puntland ku amaanayaan maamulka iyo shacabka Puntlandba sida geesinimada iyo isku duubnida leh ee ay u wada wajaheen iska caabinta qaswadayaasha camalka ka dhigtay dhibka iyo fowdada. Waxaan ugu baaqaynaa dawlada Puntland, maamulka gobolka Mudug, Golaha Deegaanka & Duqa magaalada Galkacyo, Issimada, indheergaradku in ay u hiiliyaan tallaabo kasta oo lagu adkaynayo amniga iyo degenaanshaha magaalada Gaalkacyo gaar ahaan iyo Puntland guud ahaan. Waxaan taageeraynaa hawlkarnimada iyo dadaalada hawleed ee uu muujiyey Duqa cusub ee magaalada Gaalkacyo, uguna baaqaynaa shacabka, maamulka gobolka iyo kan dawlada Puntland in ay taageero buuxda ku siiyaan Duqa fulinta iyo gudashada waajibaadkiisa. Waxaan ku bogaadinaynaa dadweynaha iyo maamulka gobolada Sanaag iyo Cayn oo geesinimo ah u difaacay kana hortagay falalkii nabadgelyo xumo ee lala soo beegsaday goboladooda. Waxaan ugu baaqaynaa dawladda Puntland in ay gacan bir ah ku qabato nabadgelyada iyo xasiloonida Puntland. Waxaana ku ammaanaynaa tallaabooyinka ay ilaa hadda dawladdu dhankaas u qaaday. Waxaan tacsi u diraynaa intii ku dhimatay ama ku dhaawacantay falal dambiyeedyada ka dhacay Galkacyo, Boosaaso, Buuhoodle, iyo degmooyin ka mid ah gobolka Sanaag. Waxaan ugu baaqaynaa qurbajoogta Puntland, in ay ka qaataan kaalinta kaga aadan, ayna gargaar u fidiyaan dadka rayadka ah ee dhimashada iyo dhaawacu ka soo gaaray falalka axmaqnimada ah ee ka dhacay Gaalkacyo. Waxaan shacabka, ganacsatada, indheergaradka, saraakiisha, cuqaasha, culimada, haweenka iyo dhalinyarada reer Puntland Dibad iyo Gudaba u soo jeedinaynaa inay muujiyaan midnimo, isku duubni, isku kalsoonaan iyo inay taageero maadi iyo macnawi ahba lala garab istaagaan naftooda hurayaasha u taagan in ay difaacaan karaamada iyo sharafta Puntland. Waxaa goluhu ugu baaqayaa shacabka reer Puntland gudo iyo dibadba in ay laba jibbaaraan taageeradooda ku wajahan Maamulka Puntland iyo ciidamada amniga ee Puntlandba, kuna taageeraan sidii ay u sugi lahaayeen amniga xuduudaha iyo magaalooyinka Puntland. Waxaan Soomaaliweyn meelay joogaanba ugu baaqaynaa inay ka waantoobaan dilka, gardarada iyo qaska, una soo jeestaan nolol iyo nabad. Wadadaas oo keliya ayaana lagu gaari karaa himilada midnimo, qaranimo iyo mustaqbal, taas oo aan dhamaanteen u baahanahay, waana taas midda horseedi karta horumar iyo nolol. Golaha Qurbajoogta Puntland waxaa uu beesha caalamka ka codsanayaa in taageero buuxda, mid dhaqaale iyo siyaasadba la garab istaagaan dawladda iyo shacabka Puntland. Guddiga Isgaarsiinta & Xiriirka Bulshada Golaha Qurbajoogta Puntland publicrelations@puntlanddiaspora.org | <a href="http://www.puntlanddiaspora.org'>http://www.puntlanddiaspora.org">http://www.puntlanddiaspora.org[/i] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 3, 2009 Duke....He's doing good.He sends his best. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 3, 2009 ^^^lool. Well done, now did you read the report yet? Quote Share this post Link to post Share on other sites