Juje Posted December 17, 2008 Baarlamanka Somalia oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyey natiijada shirkii Jabuuti iyo xildhinaanada oo loo qeybiyey mowshin xilka looga xayuubinayo C/llaahi Yuusuf Xildhibaanada baarlamanka federaalka Somalia ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey maanta qodobadii ka soo baxay heshiiskii ay magaalada Jabuuti ku kala saxiixdeen DF iyo isbaheysiga dib u xoreynta Somalia ka dib markii kulankooda la soo hor dhigay Heshiiska oo uu ka hor aqriyey wasiirka dib u heshiisiinta ee xukuumada RW Nuur cadde C/waaxid Cilmi. “Waxaa fadhiga maanta soo xaadiray illaa 151 xildhibaan heshiiskii awood qeybsiga ee DF iyo isbaheysiga dib u xoreyhta ku gaareen Jabuuti waxaa ogolaatay 151 xildhibaan, wax diiday iyo wax ka aamusay midna ma jiro sidaa awgeed heshiiskaasi waa ansax baarlamankuna waa uu ogolaaday” ayuu yiri Guddoomiyaha baarlamanka Somalia Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo shir gudoominayey shirkaasi ka dib markii cod la geliyey heshiiskaasi. Dhinaca kale, xildhibaanada baarlamanka ayaa waxaa loo qeybiyey qoraalo ku saabsan mowshin ay ku saxiixan yihiin illaa 135 xildhibaan oo la doonayo in xilka looga qaado madaxweynaha dowladda federaalka Somalia, kaasoo sidoo kale xildhibaanada laga hor aqriyey waxaana xildhibaanada mowshinku saxiixay ay ku eedeeyeen madaxaweynaha qodono ay ka mid yihiin inuu ku tuntay axdiga ku meel gaarka ah iyo kuwo kale oo aad u badan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaq Posted December 17, 2008 where are the other 124 parliamentarians? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaq Posted December 17, 2008 ^^they deserve it. they have been working so hard over the last 4 years this whole Djibouti process is very murky and unclear. especially now there will 2 men claiming to be prime minister. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 17, 2008 does this means cabdilahi yusuf xilka laga qaaadaya and he will be gone waan iska mirqaasnanhay eeh ha ila yaabin waxaas oo dhan ma akhriy kar eh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 17, 2008 Heh @ Juje, so in your case there were 151 MP's present and 151 out of 151 voted Yes, 100% approval . Where is your logic in this my man, Dayniile way kuwaalaysaa ninyahow. Watch this Univ TV clip , when the President named Gacmadhere the meeting hole was quite and in order, and compare that to the day before when Nuur Ade's goverment got the so called vote of confidance it was chaos and disorder, qaarbaa labada gacmood taagaya, half-way the clip Salad Jeele eega siduu laba gacmood utaago dajiyo hadana taago , waali ayaa meeshaa kasocota, bal Aadan Madoobe sidee 143 gacma taagayay kutiri karaa in that situation, wixi horay uu uqabay ama rabay inbuu iska sheegi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted December 17, 2008 Saxiib walida ma hada aya kugu horeysa weligeed ayey ka socotey...the difference is..adey manta kugu socota. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 17, 2008 ^Lol, Nimankaas iyo Macalin Adan Madoobe sharci iyo vote toona waxba kama yaqaanaan, cashar yaa labari doonaa ee iska sug. Quote Share this post Link to post Share on other sites