Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii U Danbeeyay Madaafiic Culus Oo Lagu Garaacay Israa’iil

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT- Tel Aviv)-Dhawr iyo toban gantaal ayaa laga soo tuuray marinka Qaza iyagoo lagu gannay Israa’iil subaxnimadii Sabtida.

Duullaanka cirka ayaa ka dhacay koonfurta Israa’iil waxaana laga maqlay aagga weyn ee Tel Aviv, oo tobanaan kiiloomitir waqooyi ka xiga

Xafiiska ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in madaxda ammaanka lagu wado inay kulmaan.

Kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarka.

Garabkeeda hubaysan ayaa sheegay in 20 daqiiqo gudahood ay ku rideen 5,000 oo gantaal.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this