Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Wakiillada oo caawa golaha ka Fasaxay Warbaahinta

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Wakiillada oo caawa golaha ka Fasaxay Warbaahinta

Hargeysa(Qaran news)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon ayaa warqad uu caawa soo saaray golaha fasaxay.

Guddoomiyuhu wuxuu xildhibaanada ku wargeliyay inay fasaxooda kalfadhiga lixaad qaataan oo ay shaqada ku soo noqdaan 1da busha December.

Waraaqda Guddoomiyuhuna waxay u qornayd sidan:-

Geesta kale Xildhibaan Xasan Dhuxul ayaa ku tilmaamay tallaabadaas qayrul sharci waxaanu yidhi “In waraaq lagu fasaxo Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland waa qayrul sharci, mana waafaqsana xeer hoosaadka golaha.
Iyada oo golaha shaqooyin culus oo islaxisaabtan iyo qiimayn qaran ahi u taallay in golaha fasax la geliyaa; waa ka dhuumasho masuuliyadeed oo shirguddoonku kow ka yahay.”

IMG-20231006-WA0007.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this