MZanzi Posted October 20, 2009 ^^Abwaan maxa isku dabaaline duceysane maxa ugu jawaabi weysay .. abwaan, adeer dad taariikhda somaliaya bilaabay dhagaysigeeda 1991 baa kuu sheekeeyey. intaad soo dhoof sateen wixii uu odaygu dhisay baad lee dihiin asagaa dhibka keenay. yaa idinka yeelaya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 20, 2009 Adeer, si xun wax u sheeg sixir waa ka daran yahay bay Soomaali tiri ilaahayne nagama moogane falkaad hada ku kacday ma qadiyadee xambaarsantahay sidaad ku dhawaaqday mise waa arrin **** socoto dhib aad tabanaysid? I simply responded to your accusation of "nin cilmi sheeganayo oo dadka u faanayo" and believed you deserved an explanation of why I said "Waxaad tahaan aqaan". For full disclosure: Addeer aqoon iyo waxa la halmaama kuma faanin, lakin inaad tiraahdid duqii Siyaad baa qabyaalad Soomaalidu u horseeday waa hadal jaahileed. Teeda kale anigu waxaa iga yaabisay markaad tiri Siyaad reer kiisa baa xoog dawladeed nagu adeegsaday iyo arrimaha caynkaa markaas ayaan gartay Wiil USC inaad tahay (qabiil kamana aan wado ee beesha USC waa walalahay soomaliyed waana dariskeyga ee aan ka wado nin ku fikrad ah ururka USC). Waa waxaan ka waday markaan ku idhi waxaad tahaan aqaan Adeer, there is a good bit of wisdom that says it is not what you respond with but how you respond that matters and in this instance, I say point taken. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted October 20, 2009 Wadnihi Dalkow...Siyaad Wehelki Calankow..Siyaad Siyaadoow..no waar Weynahaan ka tuugne...no waar Nacabkeena wiiqne no waar Waar waar waar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted October 20, 2009 ^ lool@ juje Abwaan, You wrote this: Originally posted by Abwaan: ...cidda uu ka soo jeedo reer-guuraagooda ay dagaalaan(illeen reer baadiye waa dagaalaaye) inta xoolahooda dhaco, ragga qaarna la laayo qaarna la xiro, dumarka la kufsado, berkedaha biyaha ay cabaan ku shubtaan MIINO lagu xiro oo la qarxiyo. Is that what happened in 60s? [/QB] ...and who said that? hehe, ka soco sxb! koow dheh you talking about 60s, right? lets stay there for a moment .... your waxgarad would agree with me that thanks to the marxuumka (Siad Bare) it was under his admin that you broke the shackles of injusticeness of Pre 1969 admins. It is not a secret, we know you know about this admin in question and its unpopular approach to certain section of the somalis, right? then sxb, grow a bit know that ignorance can alter your perception of reality. Evolution is the only way forward. Good luck! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 20, 2009 Allamagan, anaaba arrinka soo dhex galaye inaga daa inadeer. Juje, adna inaad qiiro hor dardarteed na geliso ayaad rabtaa. Ma anagaa heesi karnaba ninyoow? Odayaasha, waayahay. Rag nin si wax u orey ninna si u qaadey ayaa la yiriyee bal caf iyo musaamax. There are people in SOL I dont want to see exchange some replies. Waa dad ii sharfan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 20, 2009 This is entertaining. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted October 20, 2009 Abwaan, oohintu orgiga ka weyn. dhibaatadii aad adiga iyo waxa kula fikirka ah iyo adeeradaa aad somaliya u geysateen baad rabtaa in aad dad kale dusha u saarto. Taariikhda ina siyaad mid adiga iyo khawaadkaa laga baryayo ma ahan. thanks in aad ina siyaad ku dhahdaa ila quman adigoo feero qaawan hadii dad lagaa dhigay. ku seexo midaas adigana. Ps: immiture nimadaad waxaa marqaati ka ah. qof private kugula hadlay aad sheeg sheegaysaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted October 20, 2009 Cons - Pros = Cons. war markii la xisaabsho resultigu will big Cons. that is why people are concentratig that his negetive becouase that is the result is negetive it is like this 5-20 = -15. you see the result Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted October 20, 2009 lol@UZTAAD , are you sure its nothing to do with Qabiil iyo cuqdad? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 20, 2009 Uztaad-There needs to be benchmark first! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 20, 2009 Paragon- I wash my hands off sxb. Cafis iyo masaamax ninkaas la yiraahdo Abwaan ee aanu wax yar is faro jiidnay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted October 20, 2009 Originally posted by J11: Allamagan, anaaba arrinka soo dhex galaye inaga daa inadeer. OK, brother, am out of this thread wont see me here till our next October thread 2010 Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted October 20, 2009 Waxaa nasiib dara ah ciyaalki aabahood "Aaabow siyaad qaadi jiray" ineey marxuumka wali kasi daba ganuunacayan .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 20, 2009 ^Fufu, dhamaatey, sxb War kheyr Allaha idin siiyo niman yahow. Rag akhyaar ah ayaa tihiin. Is jiidjiidku waa loo baahan yahay balse meel uu ku habboon yahay ayaa jirta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted October 20, 2009 iga raali ahaada dadkii aan wax i dhaafsanay. Abwaan is one of the checracters I like in this forum. laakiin maanta waan isku talax tagnay. Cafis iyo masaabax. Quote Share this post Link to post Share on other sites