Deeq A. Posted October 4, 2023 Baarlamaanka dalka Canada ayaa xildhibaan ka tirsan xisbiga Liberal -ka oo lagu magacaabo Greg Fergus u doortay guddoomiyaha baarlamaanka kadib markii uu xilka iska casilay guddoomiyihii hore. Guddoomiye Fergus ayaa noqonaya modowgii ugu horreyay ee xilkaan qabta taariikhada Canada, waxaana cod qarsoodi ah ku doortay 338 ka tirsan xubanaha baarlamaanka. Source Share this post Link to post Share on other sites