Sign in to follow this  
Deeq A.

Ganacsatada Xoolaha oo lagala Hadlay …

Recommended Posts

Deeq A.   

Ganacsatada Xoolaha oo lagala Hadlay Doorka ay ku yeelanayaan Madasha Dhaqaalaha

IMG-20231003-WA0012.jpg
Hargeysa(Qaran)-Waxa Maanta ka qabsoomay Xafiiska Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaannadda Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga Shir uu shir-gudoominayay Agaasimaha Guud Ee wasaaradda Mudane Dr. Ahmed Ali Maax oo lagaga wada tashanayay ka qayb qadashada shirwaynaha labaad ee Madasha dhaqaalaha Somaliland (Somaliland Economic Forum), 2023.
Shirkaas oo qabsoomi doona 14/10/2023 ilaa 15/10/2023, kana qabsoomi doona Hotel Ambassador.

Kulankaas waxa ka soo qayb galay maalgashatada iyo ganacsatada Xoolaha, digaaga, Geelayda (Caanaha Geela), Shirkadaha kalluumaysiga iyo ganacsatada Kalluumaysiga.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this