Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkadda Dahabshiil oo ugu Deeqay 300.000 oo Doolar Dadkii Hantidoodu ku Gubatay Suuqa Wajaale

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkadda Dahabshiil oo ugu Deeqay 300.000 oo Doolar Dadkii Hantidoodu ku Gubatay Suuqa Wajaale

Hargeysa(Qaran news)-Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group ayaa ugu baaqay 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐭𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐖𝐚𝐣𝐚𝐚𝐥𝐞 iyo dhammaan qof walba oo awoodaa in uu door weyn ka qaato taakuleynta walaalahoodda ku hanti beelay iyo kuwii ka shaqayn jirayba suuqa wajaale ee dabku ganacsigoodda baabiiyay.

Munaasibad qaadhaanka loogu ururinayay ganacstadii hantidoodda ku waaayay dabkii suuqa wajaale, ayaa maamulaha 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐡𝐚𝐛𝐬𝐡𝐢𝐢𝐥 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩 𝐡𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐬 𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 $𝟑𝟎𝟎,𝟎𝟎𝟎 oo ay kaga qayb qaadanayaan deeqaha loo ururinayo Ganacsatadii ku waxyeeloobay musiibadda dabka ka kacay Suuqa ganacsiyeedka Tog-Wajaale.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this