Sign in to follow this  
Deeq A.

Masuuliyiin Sameeyay Kormeer Sannadle ah ee oo ku Wajahan Maamul Daadejinta

Recommended Posts

Deeq A.   

Masuuliyiin Sameeyay Kormeer Sannadle ah ee oo ku Wajahan Maamul Daadejinta

Hargeysa(Qaran news)-Wefti ay Hoggaaminayaan Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaraddaha Waxbarashadda Iyo Caafimaadka oo ay qayb ka ahaayeen Xafiiska Championka, Wasaaradda Arimaha Gudaha Iyo Qaar kamida Haayadaha Mashruuca Maamul Daadajinta Waxbarashada Iyo Caafimaadka ayaa Kormeer ku tagay magaalada Gabiley.

Weftigan ayaa waxa Xafiiskiisa ku qaabilay Maayarka magaalada Gabiley, waxaana halkaa lagu siiyay Warbixin la xidhiidha Waxbarashadda Iyo Caafimaadka.

Ugu danbayntiina Weftigan Iyo Saraakiishan ayaa kormeer kusoo maray qaar kamida Iskuuladda Iyo Xanaanooyinka.

Iyagoo ku amaanay Dawladda Hoose Degmada Gabiley qaabka ay u wado Maamul Daadajinta Waxbarashadda Iyo Caafimaadka.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this