Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxay yihiin shakhsiyaadka ay qabteen ciidanka Xasilinta SSC-khaatumo?

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1696140394233.jpg?resize=720%2C40

Ciidanka Xasilinta SSC-Khaatumo ayaa hawlgallo kala duwan oo lagu xaqiijinayo amniga ka sameeyay magaalada Laascaanood.

Ciidanka ayaa hawlgalkooda ku qabtay shakhsiyaad ku eedaysan in aysan u hoggaansamin nidaamka dowliga ah sida ay sheegeen saraakiisha amniga SSC.

Saraakiisha Ciidanka Xasilinta ayaa tilmaamay in hay’adaha garsoorka loo gudbin doono shakhsiyaadka ay ku soo qabteen hawlgalladan si sharciga loo mariyo.

Ciidanka ayaa sidoo kale maalmahan qoryaha ka xereeyay qaar kamid ah dhalinyarada Laascaanood oo qoryahooda la dhex marayay magaalada.

PUNTLAND POST

The post Maxay yihiin shakhsiyaadka ay qabteen ciidanka Xasilinta SSC-khaatumo? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this