Sign in to follow this  
Deeq A.

Xeerka isa saarka Doorashooyinka oo saaka la horkeenay golaha wakiillada si loo ansixiyo.

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaannada gollaha Wakiiladda Soomaaliland ayaa saaka fadhigooda waxa la horkeeni doona xeerka doorashooyinka isasaarka ah ee Ururada iyo madaxtooyada, kaas oo la filaayo in uu golluhu ansixiyo.

Xeerkan ayaaa shirgudoonku hore ugu saaray guddi is waafajisa xeer doorashooyinka iyo go’aamadii la soo saaray ee Xeerka isa saarka Doorashooyinka

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this