Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland oo booqanaya Laascaanood iyo jiidda Oog

Recommended Posts

Deeq A.   
Deni-1.jpg?resize=660%2C364&ssl=1

Madaxweyne Siciid Deni ayaa la filaya in uu bilowga Todobaadkan dib ugu laabto Puntland kadib in ka badan 45 cisho oo uu ku maqnaa safar dibadda ah.

Wararka ayaa sheegaya in sidoo kale madaxweyne Deni uu dhawaan booqan doono magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka SSC-Khaatumo iyo sidoo kale jiidda Oog oo ay ku sugan yihiin Ciidamada SSC.

Madaxweynaha Puntland ayaa hadda ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya halkaas oo uu shirar kula yeeshay wakiilo ka socda Beesha Caalamka gaar ahaanna Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Puntland oo booqanaya Laascaanood iyo jiidda Oog appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this