Sign in to follow this  
Deeq A.

Dalalka ku midaysan Hawlgalka ATMIS oo taageeray Codsigii Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1695964108763.jpg?resize=720%2C48

Waddamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ee Uganda, Burundi, Ethiopia, Kenya iyo Djibouti, ayaa taageeray codsigii madaxwenaha Soomaaliya ee ahaa in muddo saddex bilood ah sababo farsamo loo hakiyo bixintaanka wejiga labaad ee ciimadama ATMIS.

Waddamadan, oo qoraal rasmi ah u diray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa sheegay inay taageero u hayaan codsiga Soomaaliya ee ah in bixintaanka 3,000 oo ciidanka ATMIS ah dib loo digo muddo 90-maalmood ah.

Waddamadan ayaa sidoo kale qoraalkooda ku ammaanay dagaalka dowladda Federaalka Soomaaliya ay kula jirto maleeshiyaadka alshabaab.

Dowladda Soomaaliya ayaa codsigeeda sal uga dhigtay in dhammaan xaaladaha taagan aysan u saamixi karin in ATMIS ay ka wada baxaan fariisimaha ay hadda dalka kaga sugan yihiin.

PUNTLAND POST

The post Dalalka ku midaysan Hawlgalka ATMIS oo taageeray Codsigii Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this