Jacaylbaro Posted December 18, 2007 Saaka markay saacaddu ahayd 4tii subaxnimo Hargeysa ayaa siyaasiyiintii Qaran xaafadahoodii la kala geeyey. Wareysi gaaban ee guddomiyaha Ururka Qaran Dr. Maxamed Cabdi Gaboose la yeelanay wuxuu noo sheegay iney filayeen in subaxnimada la sii daynayo laakiin ay si kedis ah shandadohoodii askari u boobtay habeenimo oo gawaari si deg-deg ah lagula soo baxsaday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 18, 2007 hadhwanaag 2007-12-18 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):Hogaamiyayaashi Urur Siyaasadeedka Qaran ee kala ahaa Guddoomiye Ururka Dr Maxamed Cabdi Gaboose iyo labadiisii Ku-xigeen Maxamed Xaashi Cilmi iyo Jamaal Caydiid ayaa Xalay Xabsiga laga siiyey,kadib markii ay xidhnaayeen jeelka Mandheera ku jireen in ka badan afar bilood iyo dheraad. Sida waxa noo xaqiijiyey Eng. Maxamed Jaamac oo ay shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews.com khadka Mobile-ka kula xidhiidhay. Ma jiraan warar rasmiya oo la xidhiidha Sideynta Madaxda Ururka Qaran, waxaanay maant Shirjaraa'id oo ay sharaxaad kaga bixinayaan Xadhigooda ku qabandoonaan Xafiiskooda. la soco faah-faahin dheeraadaa la soco wakhtiyad soo socda ……………………………………………… Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted December 18, 2007 Is this a Riyaale Eid pardon? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 18, 2007 No not yet i guess Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Posted December 18, 2007 That is at least a move in the right direction but Riyaale is still a liability for somaliland and one that needs to be removed sharply. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted December 18, 2007 I think Daahir Riyaale should note down some hard lessons from this ordeal. He should've by now realised that putting people in prison doesn't change a single thing on the reality on the ground. Qaran Party leaders have come out of prison stronger and with even more supporters than they had before. The only looser in here is the UDUB regime and Daahir Riyaale in particular. Cago-juglaynta caruurta ayaa lagu cabsiiya. Ina Rag, cadaalad ayaa deeqda oo ku qancaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted December 19, 2007 Originally posted by Suldaanka: I think Daahir Riyaale should note down some hard lessons from this ordeal. He should've by now realised that putting people in prison doesn't change a single thing on the reality on the ground. Qaran Party leaders have come out of prison stronger and with even more supporters than they had before. The only looser in here is the UDUB regime and Daahir Riyaale in particular. Cago-juglaynta caruurta ayaa lagu cabsiiya. Ina Rag, cadaalad ayaa deeqda oo ku qancaa. Why don't you criticize SL supreme courts as well? You know you're against Riyale for some other reasons..Its time for you guys to come out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Posted December 19, 2007 mr Africa the supreme courts are only to blame to a certain extent for asserting the detention of the politians being correct in terms of what the constitution says. However it is Riyaale duty and obligation to ensure that issues such as these are handled in a manner which serves somaliland, its people and its goal of gaining international recoqnition best. whatever he may have done in his presidency, not much of that has been forwarding the case of somaliland's recognition. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cige Posted December 20, 2007 Gaboose Somalilander buu noqday! Adduunka haddaad dhimanweydidna Gaboosoo la toleeyay waad arkaysaa Quote Share this post Link to post Share on other sites