Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhul-gariir ka dhacay dalka Jabuuti

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhul-gariir cabbirkiisa lagu sheegay 4.7 ayaa laga dareemay magaalada Jabuuti ee caasimadda waddanka Djibouti, sida ay sheegtay Xarunta cabbirka dhul-gariirada Maraykanka ee USGS.

Dhul-gariirkan laga dareemay Jabuuti ayaa la sheegay in aanu wax khasaare ah gaysan, iyadoo xuddunta dhul-gariirkuna ay ahayd meel 3.5 km waqooyi bari kaga beegan Magaalada Jabuuti.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this