Liqaye Posted August 14, 2010 Jen Gabre oo ahaa masuulkii ugu sareeyey ciidamada Itoobiya xiligii ay dalka Soomaaliya qabsanayeey ayaa si hoose waxaa loogu magacaabay madaxa Amniga iyo hoowlgalada ciidamada AMISOM iyadoona masuulkaani noqonayo masuulkii ugu horeeyey ee Etoobiyaan ah oo loo dhiibo jago sare oo intaa la eg Gabre ayaa ka soo jedo qoomiyada Tigareeda ah ee xiligaan heysato dalka Etoobiya waxaana lagu xasuusan karaa xasuuqii banaa ee uu ka geestay Muqdisho xiligii uu ahaa masuulkii ugu sareeyey ciidamada Etoobiya. Jen Gabre ayaa xiligaan waxaa amar ka qaato dhamaan ciidamada AMISOM waxuuna u qaabilsanyahay dhamaan waxii Amni iyo hoowlgal ah iyadoona arintaa loo dhiibay looga goleeyahay in si deg deg ah loo keeno ciidamada Etoobiyaanka ahaa ee gaarayey 20 000 Warkaan oo aan ka helnay masuul Soomaaliyeed ee u dhuun daloola siyaasada Soomaaliya kaa oo noo xaqiijiyey magaacbida xiligaan loo magacaabay Amniga ciidamada AMISOM waxaase jagadaasi u haayo dhanka dowlada Soomaliya Amniga saxiibkiisa ugu qalisan ee Soomaalida Axmed Cabdi salaan Magacaabida Jen Gabre loo magacaabay dhanka Aminga iyo Hoowlgalada ciidamada AMISOM ayaa dhabar jab ku noqon doontaa Dowlada midnimada Qaran oo iyadu xiligaan looga taliyo wadanka Etoobiya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 14, 2010 Axmed cabdi godane ba xabashigan arliga ka saari doona waad arki doonta Quote Share this post Link to post Share on other sites