Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga WADDANI oo Sheegay in Madaxweyne Muuse aanu Xiligan Geli Karin Heshiisyo Caalamiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiga WADDANI oo Sheegay in Madaxweyne Muuse aanu Xiligan Geli Karin Heshiisyo Caalamiya
Xamse-Khayre.png
Hargeysa(Qaran news)-Xoghayaha Ganacsiga Xisbiga Xamse Khayre ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu yahay madaxweyne muddo xileedkiisii dhammaaday oo aanu geli karin wax ka badan xil gaadhsiin.

Xoghaye Xamse Khayre wuxuu sidaas ku sheegay qoraal uu ku baahiyay Twitterka, waxaanu ku dooday in aanu madaxweynaha wakhtigiisu dhammaaday aanu geli karin heshiisyo waaweyn oo dastuuriya, sida kuwa caalamiga, kuwo goboleed iyo heshiisyada kale ee waaweyn.

Xamse Khayre wuxuu intaas ku daray in beesha caalamku ay ogaadaan in madaxweyne Muuse uu yahay xilgaadhsiiye aan xilligan kala guurka ah geli karin heshiis masiiri ah.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this