Sign in to follow this  
Deeq A.

𝐎𝐆𝐀𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒: 𝙈𝙪𝙣𝙖𝙖𝙨𝙞𝙗𝙖𝙙𝙙𝙖 𝙁𝙖𝙨𝙖𝙭𝙖 𝘿𝙝𝙖𝙡𝙡𝙖𝙨𝙝𝙖𝙙𝙙𝙖 𝙉𝙖𝙗𝙞 𝙈𝙪𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 (𝐍𝐍𝐊𝐇𝐀)

Recommended Posts

Deeq A.   

𝐎𝐆𝐀𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒: 𝙈𝙪𝙣𝙖𝙖𝙨𝙞𝙗𝙖𝙙𝙙𝙖 𝙁𝙖𝙨𝙖𝙭𝙖 𝘿𝙝𝙖𝙡𝙡𝙖𝙨𝙝𝙖𝙙𝙙𝙖 𝙉𝙖𝙗𝙞 𝙈𝙪𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 (𝐍𝐍𝐊𝐇𝐀)

Hay’ adda Shagaalaha Dawladdu iyada oo ka duulaysa Xeerka Shagaalaha Dawladda, Xeer Lr97/2022, Qodobkiisa 64-Aad, waxa ay ku wargelinaysaa dhammaan masuuliyiinta Wasaaraddaha yo Hay’addaha Dawliga ah, in shagaalaha dawladdu fasax ka yihiin shaqada 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗔𝗿𝗯𝗮𝗰𝗮𝗱𝗮 𝟮𝟳 𝗦𝗲𝗽𝘁𝗲𝗺𝗽𝗲𝗿, 𝟮𝟬𝟮𝟯,

oo ah xuska Dhalashada Nebi Maxamed, Naxariis iyo Nabad geliyo korkiisa ha ahaatee kuna beegan 12 Rabicul Awal 1445 ee Miilaadiga.

Munaasibaddan awgeed, waxa aan halkan uga hambalyaynayaa dhammaan shaqaalaha dawladda, xaasaskooda, caruurtooda iyo guud ahaan shagaalaha JSL. Waxa aan u rejaynayaa in aynu ku gaadhno bishan bisheeda bash-bash, badhaadhe, iyo nabad gelyo sannadkan sannadkiisa maalintan oo kale. haddii Alle raali ka noqdo.

FG: waxa shaqada dib loogu soo noqonayaa maalinta 𝗞𝗵𝗮𝗺𝗶𝗶𝘀𝘁𝗮, 𝟮𝟴 𝗦𝗲𝗽𝘁𝗲𝗺𝗽𝗲𝗿 𝟮𝟬𝟮𝟯

IMG-20230926-WA0004.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this