Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 25, 2023 Dalka kaliya ma burburinee maankii, mansabkii iyo dhaqankii ayaa la burburay. Horaa u arkay basal, ukun, galeey, yaanyo, caano, malaay iyo kuwa kale laga keenaayo Nayroobi. Brazil, Koonfur Afrika iyo Turkigana kuwa kale wax dalkeena ka baxo oo laga helaayo laga keenaa. Berina moos filo la keeno. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 26, 2023 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted September 27, 2023 Let us be honest, Somali fruits now are inferior quality, the appearance, presentation is poor, and overpriced Nothing is for charity, it is dog eat dog world, and IF imports are cheaper, and better quality, then who is it to blame?Time to skill up, Time for them to stop taking consumers for a ride This is good for consumer Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 27, 2023 Maakhiri, cambanahaan Masar laga keenay waa laba doolar halkii xabo, kuwa dalka ka baxaanaa oo ka macaan organic ah halkii xabo waa .25-35 cents. Wax dalka laga helaayo dadka keeno, sida malaayga tunada, caanaha, yaanyada, basasha iyo wixii la mid ah waa in laga qabtaa dalka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted September 29, 2023 Allah ha sahlo Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted September 29, 2023 not much is produced anymore milk is imported from Saudia eggs from Yemen chicken from Brazil everything is imported, so no surprise here Quote Share this post Link to post Share on other sites