Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Cali Xiir-xoor oo Xilkii u Kala Wareejiyay Laba Wasiir Kuxigeen

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiir Cali Xiir-xoor oo Xilkii u Kala Wareejiyay Laba Wasiir Kuxigeen

Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL Mudane Eng Cali Cumar Maxamed ( Eng Cali xoorxoor ) oo uu wehelinayano Agaasimaha guud ee Wasaaradda ayaa xilkii u kala wareejiyay wasiir ku-xigeenka hore ee wasaaradda iyo wasiir ku-xigeenka cusub ee wasaaradda, marwo yurub Abiib Cabdi.

Waxaana madasha hadalo ka jeediyay badiba mas’uuliyiintii kasoo qayb-galay madasha xill wareejinta.

ugu danbayna waxaa si rasmiya xilkii ugu kala wareejiyay Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this