Sign in to follow this  
Liqaye

Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibada Mareykanka Oo Muqdisho kusoo jeeda

Recommended Posts

Liqaye   

Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibada Mareykanka Oo Muqdisho kusoo jeeda

 

Ilo wareedyo muhiim ah ayaa sheegaya in kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibada ee dalka Mareykanka Jandayi Frazer iyo wafdi kale oo caalami ah ayaa lagu wadaa in maalinta beri ay soo gaaraan magaalada Muqdisho.

 

Wafdigan ay hoggaamineyso Jandayi Frazer ayaa kulamo la yeelanaya madaxda dowladda Federaalka, aqoonyahanada iyo waxgaradka beelaha Soomaaliyeed, waxayna ujeedadeedu tahay sidii Soomaaliya aysan fowdo ugu dhicin.

 

Dhinaca kale xubnahan ayaa lagu wadaa iney maalinta berito ah Muqdisho yimaadaan iyadoo ay kulan ay kula qaadan doonto caasimada Soomaaliya Ra’iisul Wasaare Cali Maxamed Geedddi.

 

Mareykanku ayaa isagu daneynayo in ciidamada Itoobiya marka ay ka baxaan Soomaaliya si deg deg ah ula wareegaan amaanka dalka, si aysan u soo laaban qabqablayaashii dagaalka iyo kooxihii maxaakiimta ee laga awood roonaaday dalka.

 

Maxamuud Axmed Xasan Xuurshe

 

xuurshe114@hotmail.com

 

www.somaliweyn.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this