Sign in to follow this  
Deeq A.

Agaasimaha Deegaanka oo la kulmay Hay’ad Maxali ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Agaasimaha Deegaanka oo la kulmay Hay’ad Maxali ah

Hargeysa(Qaran)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Maxamed Cabdilaahi Ducaale oo ay wehelinayaan qaar ka mid ah Agaasime Waaxeedyada Wasaaradaasi ayaa kulan la yeeshay masuuliyiin ka socotay Hay’adda Pharo Foundation.

Kulankan oo ujeeddadiisu ahayd in la xoojiyo wada-shaqeynta ka dhaxeysa labada dhinac ayaa lagaga wada hadley arrimaha la xidhiidha ilaalinta deegaanka, la qabsiga Isbedelka Cimilada iyo sidii Istaraatiijiyada Hay’adda Pharo Foundation ee shanta sanno ee soo socota u noqon lahayd mid deegaanka wax-tareysa.

Kulanka ayaa ku soo dhamaaday is-afgarad iyo jawi wanaagsan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this