Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliye cusub oo loo magacaabay RRU-da

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliye cusub oo loo magacaabay RRU-da
IMG-20230924-WA0005.jpg
Hargeysa(Qaran news)-Gaashaanle sare Maxamed Ducaale ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Birmadka ee Booliska Somaliland (RRU iyo SPU).

Halka taliyihii xilkaas hayay ee sarreeya guut Cabdi Axmed Tiir, loo baddalay hoggaanka tababarrada ee Ciidanka Booliska.

Taliyahan cusub ayaa hore xilal uga soo qabtay Ciudanka Booliska waxaanu soo qabtay Hoggaanka hawlgelinta iyo hoggaanka tababarka dugsiga Madheera.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this