Deeq A. Posted September 24, 2023 Taliye cusub oo loo magacaabay RRU-da Hargeysa(Qaran news)-Gaashaanle sare Maxamed Ducaale ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Birmadka ee Booliska Somaliland (RRU iyo SPU). Halka taliyihii xilkaas hayay ee sarreeya guut Cabdi Axmed Tiir, loo baddalay hoggaanka tababarrada ee Ciidanka Booliska. Taliyahan cusub ayaa hore xilal uga soo qabtay Ciudanka Booliska waxaanu soo qabtay Hoggaanka hawlgelinta iyo hoggaanka tababarka dugsiga Madheera. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites