Deeq A. Posted September 24, 2023 Kalfadhigii Golaha degaanka degmada Boorame oo Furmay Boorame(Qaran news)-Mudanayaasha ayaa ka dooday, isla markaana ansixiyay miisaaniyaddii 2024, waxa lagaga shaqayn doona abniga guud ee gobolka iyo ka degmada. Sidoo kale waxa furitaanka Kalfadhigaasi lagu gorfeeyay kor uqaadista adeegyada bulshada iyo ka shaqaynta horumarinta magaalada in meel looga soo wada jeesto. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites