Che -Guevara Posted November 24, 2007 Badacasna in uu baaldi biyo ah iyo maro la daba socdo oodweyne waan iska garanaynay. Marka yaan lays daalin. Ee iska sii wata sheekada. Kixkixkixkixkix, Hal saacbaan qoslay. Odaga intuuso nagu barooran aan iska dayno. Oodweyne...Raginimoo xaal qado. Adiga iyo waxaad aamin santahay inaad huwantahay kala fog Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted November 24, 2007 ^^Ku jooji halkaa sxb. Oodweyne iyo me, ha isku karaama beelina sxbyaal. Inta la is weydaarsadey wax siyaado ku ah looma baahna. Fadlan aan bal is dejino oo aan shaydaanka iska naarno. Please, let this be the last post of this thread. Illeen raggu wuu qiimo badan yahaye . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted November 24, 2007 Originally posted by Oodweyne: ^^^^ Mr. Me Waryaa, adiguna, ma waxaad ahayd, kuwa ***** lagu dhaley, ee aan waligood, meel edeb iyo hadal raganimo lagu hayo aan ka soo toosin... Walee waa cajiib; war talow, Ina-libaax-sanka-taabte makhaayadiisan SOL , yaa yidhi wixii ***** ah, wixii ***** ***** ah, iyo intii haybtood garan waa ah , oo dhan heysugu yimaadaan halkan. Waxaan, filayaa, hadaanad kuwaa aan soo sheegay aheyn, in aad tahay kuwii, dhadhaab iyo Kenya ****** la-aanta loogu dhaley; oo waliba ****** hoostiisa ku calool-galey habeen gudcur ah oo modow, oo ay askartii kikuuyada sangadhuudhiga aheyd, ee xeryaha qaxootiga Somalida ilaalineysay ******. Oo dabadeedana, qurbaha ku ******; gaar ahaan, markii Flight 13 lagu soo qaaday, ee Uncle Sam yidhi anaa ka ma suul ah. Markaa ka dibna, lagu yidhi, wiilow , heybtaada la garan maayo e, waxaad yeeleysaa, ***** iyo Hargeisa iska sheego, waa intaasoyba kuwa Hargeisa iyo Somaliland ka yimaadaa ay ku yidhaahdeen, "Adeer soo dhawoow, sababta oo ah, wiil lahelay waa xoog lahelay e" . Markaa, wiilow , waxaad yeeleysaa, orod oo wax kaa neefiya oo kula wad-wada, hawada ka doono. Sababtoo ah, adiga oo kale, inaan bakoorad ilkaha ugu meydho mooye, waxa kaleba inaan weydiiyaa waa iga xaaraan, xageyga. Nabadeey, Adeer... I've never seen anyone bleeped so many times in one single post! Waxanu ISFIILITO ka badan, malaha waa Raabiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted November 24, 2007 ^^Adna ha sii hurin dabka gabaryahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted November 25, 2007 Kixkixkix....let it go, just let it go guys! fresh air and feel good! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted November 25, 2007 Hoodi hoodi...Mala soo galikaraa mise wili tuuryaa socoto... Waryooh bal wax iskula hara niman waaweyn baa tihiinee...MMA halash halash tii aa ka dhamaatay suu wax u edit gareynaayay...Kix Kix Kix Kix...Labadaan bari seeftiisa aad bey u afeysantahay **WOOSH**... Che, saaxiib see wax ujiraan...Meel xun baa tabatay aan u maleynaa... Nephthys, Raabiyo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted November 25, 2007 Omg, this should be zero tolerance. Too much to read...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 25, 2007 Any how ,,,,, this declaration will never chance a single thing on the ground ,,,, Sorry but i've to say it again Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted November 26, 2007 ^Ar yaa jecel lee inuu wax lee sii qodqodo...You can say it again and again and again, matter of fact you can write it down, take a picture of it and frame it... It will never change other's point of veiw... Sorry, but I have to say it... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 26, 2007 It will never change other's point of veiw I really loved that part ,,,,,,,, But i've to tell the truth even if no one is going to change his/her point of view. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted November 26, 2007 ^What's the point of saying it, if noone will listen...Ha is xabeejin lee yaa ku dhoho, balse iska daa waad jeceshahay inaad xabeebsatee... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 26, 2007 I'm already mid xabeebsan in nature Laakiin waa waajib uun dee ,,, not more and not less Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 26, 2007 Dhinaca kale, Madax-dhaqameedyo, ganacsato, waxgarad iyo dhallinyaro ka tirsan beesha bariga iyo galbeedka Gobolka Sool, ayaa ka soo saaray magaalada Laascaanood bayaan ku saabsan mowqifkooda ku aaddan shirka garaadada *********** ee Boocame iyo aragtidooda goonni-isu-taagga iyo madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland. Bayaankaas oo dhammaystiranna wuxuu u qornaa sidan: “Sidaad la socotaan waxa baryahanba la filayay in shirka la qabto ay isla ogle yahiin beelaha ***********, kaas oo uu iclaamiyay Garaad Jamac Garaad Cali, shirkaas oo la filayay inuu ka dhaco degaanka Buhoodle kaasi wa guuldarraystay, wuxuuna noqday mid aan loo dhammayn laguna hagardamaynayo Somaliland, gaar ahaan dadwaynaha reer Sool shirkiina waxa laga dhigay meel aan ka fogayn Garoowe oo la yidhaahdo Boocame wuxuuna socday toddoba casho 15-11-07 ilaa 22-11-07, waxana ka soo baxay qodobo aan la qaadan Karin. Haddaba, beesha bariga iyo galbeedka Laascaanood waxay soo saartay baaq ay ujeedinayso dhammaanba beelaha reer Somaliland xukuumadda iyo asxaabta siyaasadda iyada oo ka duulaysa laba arrimood: Qodobaddii shirkii qaran dumiska ahaa ee ka soo baxay Boocame iyo dhismihii degmada Laascaanood ama maamulka Gobolka oo si khaldan loo magacaabay, iyada oo la doonayo in iska horimaad siyaasadeed ka dhaco Gobolka Sool (dagaal dhaxmara ciidamada reer Somaliland ee u dhashay Gobolka Sool. Arrintaas oo ay wadaan siday sheegeen wasiiradii dowladda ee booqashada ku tegay Sool, taas oo ka muuqata Laascaanood. Labaadaas arrimood dabadeed waxaannu soo saarnay baaqan, haddii aanu nahay dhammaanba aqoonyahannada, ganacsatada, cuqaasha, waxgaradka iyo dhallinyarada beesha bariga iyo galbeedka Laascaanood iyo waliba deganada Yagoori iyo Ganbadhe, waxaanu kasoo horjeedna waxkasta oo wax u dhimaya goonni isutaagga jamhuuriyadda Somaliland ee laga wado gudaha iyo dibadda dalka waxaanu diyaar u nahay inaanu difaacno wax kasta oo wax u dhimaya goonni isutaagga iyo waliba hagardaamada iyo majaro-habaabinta laga wado maamulka Gobolka Sool, taas oo keeni karta cawaqib xumo laga dhex abuuro labada beelood ee degmada Laascaanood. Waxa soo saaray baaqan dhammaanba aqoonyahannada, culimaa’udiinta, waxgaradka, dhallinyarada iyo waliba kusimaha garaadka oo lagaga been abuurtay shirkii Boocame, kaas oo ah Garaad Maxamed Garaad Ismaaciil.” Liiska cuqaasha 1.Caaqil Cumar X. Maxamud Goole 2.Caaqil Axmed Abdi Gaas Cawke 3.Caaqil Siciid Canshuur Abyan 4.Caaqil Caydiid Warsame Goongoome 5.Caaqil Xasan Adan Saleeban 6.Caaqil Cabdirisaq Jamac Cabdi Bile 7.Caaqil Yusuf Sulub Garbiye 8.Caaqil Salad Huseen Bidhe. Liiska Aqoonyahanda Dr.Axmed Cali Daad Dr. Yusuf Axmed Farax Dr. Abdil Khaddar Ducaale Dr .Ali Aydid Hasen Dr. Muuse Geele Maxamud Dr. Jirde Cabdilahi Sugule Dr. Bile Xaaji Maxamuud Ahmed Cadaani Buraale Cabdi Rashiid Maxamed Bootan Baashe Maxamud Barud Cabdi Cabdilaahi Liibaan Saxardiid Bile Maxamed Xaaji Cabdilahi Saleeban Warsame Cali Aadan Cabdilaahi Maxamud Ciise. Liiska Ganacsatada Jamac Iidle Cali Cabdilaahi Maxamed Shire Digaale Diiriye Cadirisaaq Axmed Yusuf Cumar Ibraahin Ducaale Cilmi Xaaji Maxamed Cabdi Yusuf Faarax Salax Maxame Maxamuud Adan Gubadle Ina Furdaran Cabdicasiis Axmed Obsiiye Ciraab Axmed Daad Maxamed Yusuf Hadhiye Cabdirsaaq Cali Xuseen. Liiska Dhallinyarada Ururka dhallinyarada beesha (Uyowe) organization Ururka dhallinyarada sportiga. Jamhuuriya Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 26, 2007 exactly which garaad was missing from Bocaame? Caaqilada so ma hoos tagan garaadyada? Can they really disagree with their Garaads? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 26, 2007 WEll ,, they've already did Garaad cannot do anything without caaqil ,,, and caaqils came against this ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites