Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Boocane Declaration Will Never Change the Reality On the Ground

Recommended Posts

Badacasna in uu baaldi biyo ah iyo maro la daba socdo oodweyne waan iska garanaynay. Marka yaan lays daalin. Ee iska sii wata sheekada.

Kixkixkixkixkix, :D:D

 

Hal saacbaan qoslay. Odaga intuuso nagu barooran aan iska dayno.

 

Oodweyne...Raginimoo xaal qado. Adiga iyo waxaad aamin santahay inaad huwantahay kala fog

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^Ku jooji halkaa sxb. Oodweyne iyo me, ha isku karaama beelina sxbyaal. Inta la is weydaarsadey wax siyaado ku ah looma baahna. Fadlan aan bal is dejino oo aan shaydaanka iska naarno.

 

Please, let this be the last post of this thread. Illeen raggu wuu qiimo badan yahaye smile.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Originally posted by Oodweyne:

^^^^
Mr. Me

 

Waryaa, adiguna, ma waxaad ahayd, kuwa ***** lagu dhaley, ee aan waligood, meel edeb iyo hadal raganimo lagu hayo aan ka soo toosin...

 

Walee waa cajiib; war talow,
Ina-libaax-sanka-taabte
makhaayadiisan
SOL
, yaa yidhi wixii
*****
ah, wixii
***** *****
ah, iyo intii
haybtood garan waa ah
, oo dhan heysugu yimaadaan halkan.

 

Waxaan, filayaa, hadaanad kuwaa aan soo sheegay aheyn, in aad tahay kuwii,
dhadhaab
iyo
Kenya
****** la-aanta loogu dhaley; oo waliba ****** hoostiisa ku calool-galey habeen gudcur ah oo modow, oo ay askartii kikuuyada sangadhuudhiga aheyd, ee xeryaha qaxootiga Somalida ilaalineysay ******.

 

Oo dabadeedana, qurbaha ku ******; gaar ahaan, markii
Flight 13
lagu soo qaaday, ee
Uncle Sam
yidhi anaa ka ma suul ah.

 

Markaa ka dibna, lagu yidhi,
wiilow
, heybtaada la garan maayo e, waxaad yeeleysaa,
*****
iyo
Hargeisa
iska sheego, waa intaasoyba kuwa
Hargeisa
iyo
Somaliland
ka yimaadaa ay ku yidhaahdeen,
"Adeer soo dhawoow, sababta oo ah, wiil lahelay waa xoog lahelay e"
.

 

Markaa,
wiilow
, waxaad yeeleysaa, orod oo wax kaa neefiya oo kula wad-wada, hawada ka doono.

 

Sababtoo ah, adiga oo kale, inaan bakoorad ilkaha ugu meydho mooye, waxa kaleba inaan weydiiyaa waa iga xaaraan, xageyga.

 

Nabadeey, Adeer...

I've never seen anyone bleeped so many times in one single post! Waxanu ISFIILITO ka badan, malaha waa Raabiyo. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Hoodi hoodi...Mala soo galikaraa mise wili tuuryaa socoto...

 

Waryooh bal wax iskula hara niman waaweyn baa tihiinee...MMA halash halash tii aa ka dhamaatay suu wax u edit gareynaayay...Kix Kix Kix Kix...Labadaan bari seeftiisa aad bey u afeysantahay **WOOSH**...

 

Che, saaxiib see wax ujiraan...Meel xun baa tabatay aan u maleynaa...

 

Nephthys, Raabiyo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Ar yaa jecel lee inuu wax lee sii qodqodo...You can say it again and again and again, matter of fact you can write it down, take a picture of it and frame it... ;) It will never change other's point of veiw...

 

Sorry, but I have to say it...

Share this post


Link to post
Share on other sites

It will never change other's point of veiw

I really loved that part ,,,,,,,,

 

 

But i've to tell the truth even if no one is going to change his/her point of view.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^What's the point of saying it, if noone will listen...Ha is xabeejin lee yaa ku dhoho, balse iska daa waad jeceshahay inaad xabeebsatee...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhinaca kale, Madax-dhaqameedyo, ganacsato, waxgarad iyo dhallinyaro ka tirsan beesha bariga iyo galbeedka Gobolka Sool, ayaa ka soo saaray magaalada Laascaanood bayaan ku saabsan mowqifkooda ku aaddan shirka garaadada *********** ee Boocame iyo aragtidooda goonni-isu-taagga iyo madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland. Bayaankaas oo dhammaystiranna wuxuu u qornaa sidan:

 

“Sidaad la socotaan waxa baryahanba la filayay in shirka la qabto ay isla ogle yahiin beelaha ***********, kaas oo uu iclaamiyay Garaad Jamac Garaad Cali, shirkaas oo la filayay inuu ka dhaco degaanka Buhoodle kaasi wa guuldarraystay, wuxuuna noqday mid aan loo dhammayn laguna hagardamaynayo Somaliland, gaar ahaan dadwaynaha reer Sool shirkiina waxa laga dhigay meel aan ka fogayn Garoowe oo la yidhaahdo Boocame wuxuuna socday toddoba casho 15-11-07 ilaa 22-11-07, waxana ka soo baxay qodobo aan la qaadan Karin.

 

Haddaba, beesha bariga iyo galbeedka Laascaanood waxay soo saartay baaq ay ujeedinayso dhammaanba beelaha reer Somaliland xukuumadda iyo asxaabta siyaasadda iyada oo ka duulaysa laba arrimood:

 

Qodobaddii shirkii qaran dumiska ahaa ee ka soo baxay Boocame iyo dhismihii degmada Laascaanood ama maamulka Gobolka oo si khaldan loo magacaabay, iyada oo la doonayo in iska horimaad siyaasadeed ka dhaco Gobolka Sool (dagaal dhaxmara ciidamada reer Somaliland ee u dhashay Gobolka Sool. Arrintaas oo ay wadaan siday sheegeen wasiiradii dowladda ee booqashada ku tegay Sool, taas oo ka muuqata Laascaanood.

 

Labaadaas arrimood dabadeed waxaannu soo saarnay baaqan, haddii aanu nahay dhammaanba aqoonyahannada, ganacsatada, cuqaasha, waxgaradka iyo dhallinyarada beesha bariga iyo galbeedka Laascaanood iyo waliba deganada Yagoori iyo Ganbadhe, waxaanu kasoo horjeedna waxkasta oo wax u dhimaya goonni isutaagga jamhuuriyadda Somaliland ee laga wado gudaha iyo dibadda dalka waxaanu diyaar u nahay inaanu difaacno wax kasta oo wax u dhimaya goonni isutaagga iyo waliba hagardaamada iyo majaro-habaabinta laga wado maamulka Gobolka Sool, taas oo keeni karta cawaqib xumo laga dhex abuuro labada beelood ee degmada Laascaanood.

 

Waxa soo saaray baaqan dhammaanba aqoonyahannada, culimaa’udiinta, waxgaradka, dhallinyarada iyo waliba kusimaha garaadka oo lagaga been abuurtay shirkii Boocame, kaas oo ah Garaad Maxamed Garaad Ismaaciil.”

 

Liiska cuqaasha

 

1.Caaqil Cumar X. Maxamud Goole

 

2.Caaqil Axmed Abdi Gaas Cawke

 

3.Caaqil Siciid Canshuur Abyan

 

4.Caaqil Caydiid Warsame Goongoome

 

5.Caaqil Xasan Adan Saleeban

 

6.Caaqil Cabdirisaq Jamac Cabdi Bile

 

7.Caaqil Yusuf Sulub Garbiye

 

8.Caaqil Salad Huseen Bidhe.

 

Liiska Aqoonyahanda

 

Dr.Axmed Cali Daad

 

Dr. Yusuf Axmed Farax

 

Dr. Abdil Khaddar Ducaale

 

Dr .Ali Aydid Hasen

 

Dr. Muuse Geele Maxamud

 

Dr. Jirde Cabdilahi Sugule

 

Dr. Bile Xaaji Maxamuud

 

Ahmed Cadaani Buraale

 

Cabdi Rashiid Maxamed Bootan

 

Baashe Maxamud Barud

 

Cabdi Cabdilaahi Liibaan

 

Saxardiid Bile

 

Maxamed Xaaji Cabdilahi

 

Saleeban Warsame Cali

 

Aadan Cabdilaahi Maxamud Ciise.

 

Liiska Ganacsatada

 

Jamac Iidle Cali

 

Cabdilaahi Maxamed Shire

 

Digaale Diiriye

 

Cadirisaaq Axmed Yusuf

 

Cumar Ibraahin Ducaale

 

Cilmi Xaaji Maxamed

 

Cabdi Yusuf Faarax

 

Salax Maxame Maxamuud

 

Adan Gubadle Ina Furdaran

 

Cabdicasiis Axmed Obsiiye

 

Ciraab Axmed Daad

 

Maxamed Yusuf Hadhiye

 

Cabdirsaaq Cali Xuseen.

 

Liiska Dhallinyarada

 

Ururka dhallinyarada beesha (Uyowe) organization

 

Ururka dhallinyarada sportiga.

 

 

Jamhuuriya Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this