Che -Guevara Posted November 23, 2007 Awalba xishood laguuma aqoon. Sacoo tag,and don’t let the door hit you on the way out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 23, 2007 Originally posted by Naxar Nugaaleed: sheekha, stop using Somaliland newspapers as a source. Ohhhhhh realllyy ???? ..... how about this Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 23, 2007 the guy has personal issues with the people of nugaal, i don't think he is a reliable source on ssc either, do you? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 23, 2007 ,,,,,,,,,, you better bring a better argument Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted November 24, 2007 Originally posted by Oodweyne: ^^^^ quote: Originally Posted by Mr. Che , Oday markuu duqoobo waxaa kasoo hara dhuuso iyo faan . Soomaaliya wax lagu hayo ma jidho bal umaadaan masaakiinta yaan la,isku baabinin. Waryaa willkow, si fiican ii dhageyso: ( kow ) Aad iyo Aad ayaad u edeb daran tahay; ( laba ) waxaad tahay kuwa darbiga laga helay, ee aan ku soo ababin akhlaaq iyo guri sharafleh, toona; waligiina, ciyaal gudaafad qashinka uu ku dhex dhashay aan kasoo toosin ahaa; ( saddex ) waxaad tahay, mid u baahan, ugu yaraan in sibitoor, edeb iyo anshax dib iyo dhaqan celis ahaan lagu baro... Markaa waxaad yeeleysaa, mar hadaanan wakhti kuu heynin, orod oo meelahaa darbi-jiif, iyo kuwa gudaafadda laga helay, sida adiga oo kale, raadso, si ay kuula walaaqaan afxumadan aad kala soo kacaantey darbigaad ku-dhalatey ee aad ku soo kortay... Regards, Oodweyne. Aaaaaahhhhh the classics Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 24, 2007 mr. Che, Sxb, do you not see where you gone wrong there? Clearly you are to blame for the outburst of Oodwayne. Just reread what you wrote. You called him an old man who has nothing better to do then to fart..doesn't that really come across as gross and insulting to you? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 24, 2007 ragoow ha la kala roonaado Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted November 24, 2007 Redka, Maxaad ugu hiilinaysaa Oodka. Ama qabo odayga, ama iska aamus? Xagee akhlaada Islamka ku himlmaantay mise? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 24, 2007 adiguna kan kele qabo ,,, redna oodweyne ha qabto Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 24, 2007 peace action, uma hiilanyo wallahi. Siyaasad halaga hadlo oo ha la isku diido. Laakin qofwayn oo soo taagan oo adiga shakhsi ahaan waxba ku odhan inaad ku dhahdo 'dhuuso' iwm..waa laga fiican yahay. Kolay wixii kayimaadana isagaa kamasuul ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted November 24, 2007 Redka, Labada hadal isuma dhowa waa kaaf iyo kale dheeri. Haddii adiga lagu dheho faanka iyo dhuusada meesha kala tag, masaas baad u jawaabi lahayd? Jawaabtu waxay noqonkartaa, war orodkii Abdi Bile dhusadaadii baan u adkaysan waayey markaas ayaan kaasoo hadhay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 24, 2007 Akhyaarta cid is heesata majirto LooooooooL@Me Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted November 24, 2007 Saaxiibayaal waa lays bartay meeshan, in marka oodweyne uu isyidhaahdo ***** in uu ***** keeno waan ogayn. Badacasna in uu baaldi biyo ah iyo maro la daba socdo oodweyne waan iska garanaynay. Marka yaan lays daalin. Ee iska sii wata sheekada. Oodweyne ********** ********** ______________ Baliis, hala isdhaamo. [ November 24, 2007, 03:54 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted November 24, 2007 ^ Waaxayna Sheekadu Originally posted by Oodwayne: Walee waa cajiib; war talow, Ina-libaax-sanka-taabte makhaayadiisan SOL, yaa yidhi wixii ****** ah, wixii ****** ah, iyo intii haybtood garan waa ah, oo dhan heysugu yimaadaan halkan. Waxaan, filayaa, hadaanad kuwaa aan soo sheegay aheyn, in aad tahay kuwii, dhadhaab iyo Kenya ***** la-aanta loogu dhaley; oo waliba ***** hoostiisa ku calool-galey habeen gudcur ah oo modow, oo ay askartii kikuuyada sangadhuudhiga aheyd, ee xeryaha qaxootiga Somalida ilaalineysay ******. That was absolutely out of order, are you out of your mind Oodwayne? Oday ayaaba ahaydee maxaa kuhelay... Miyaan ku xirxirnaa dee oo ku karbaashnaa Odagi Petrolki iyo Bariiska ayuu isku walaaqay! I thought SL was winning the war, what's with the ISFIILITO, , take it easy sxb... and please don't go Oodwayne on me... [ November 24, 2007, 04:05 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted November 24, 2007 ^ Alrigh Boss, Im out of here Quote Share this post Link to post Share on other sites