Sign in to follow this  
Deeq A.

Wefti maslgashadeyaal Sucuudiya oo socdaal ku yimid Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Wefti Maslgashadeyaal Sucuudiya oo Socdaal ku Yimid Somaliland

Hargeysa(Qaran news)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Wershadaha Mudane Maxamed Cismaan Siciid ayaa maanta garoonka Cigaal International Airport kusoo Dhaweeyay Wefti Maalgashadayaal ah oo ka socda dalka Saudi Arabia.

IMG-20230923-WA0002.jpg

Weftigan oo u Jeeddada socdaalkoodu aheyd sidii ay Maalgashii ugu sameyn lahayeen xoolaha nool
isla markanaa sidii Suuq loo iib geeyo lagu heli lahaa Xoolaha nool ee JSL ay qaniga ku tahay.

Agaasimaha guud ayaa uga warbixiyay ahmiyada ay Somaliland u leedahay Maalgashiga iyo in ay soo dhawaynayso cid kasta oo dalka ka samaynaysa maalgashi.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this