Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasiyiin ka soo Jeeda Caasimada Hargeysa oo Casho-sharaf ku Maamuusay Murrashax Cirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Siyaasiyiin ka soo Jeeda Caasimada Hargeysa oo Casho-sharaf ku Maamuusay Murrashax Cirro
IMG-20230922-WA0015.jpg

IMG-20230922-WA0014.jpg

IMG-20230922-WA0015-1.jpg

IMG-20230922-WA0014-1.jpg

Hargeysa(Qaran news)-Siyaasiyiinta iyo Haldoorka Caasimadda Hargeysa ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay hotel-ka Maansoor Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro.
Murashaxa ayaa waxaa casho sharafta ku wehelinayey mas’uuliyiinta sarsare ee Xisbiga WADDANI.
Murrashaxa ayaa dhawaan uun ku soo noqday Gobolka Togdheer halkaas oo uu muddo bil ku dhow u fadhiyey howlaha nabadda iyo xoojinta amniga guud ee Jamhuuriyadda Somaliland

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this