Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Soomaaliya oo Mamnuucday Ka Ganacsiga Gargaarka Bini-aadanimo

Recommended Posts

Deeq A.   

Hey’adda Maareynta musiibooyinka qaranka iyo xubnaha dowlad goboleedyada ayaa wadajir usoo saaray go’aanno lagu joojiyey in laga ganacsan karo gargaarka hey’addu ay bixiso ee la siiyo dadka Barakacayaasha ah, kuwas oo marar badan lagu arkay isaga oo dib loogu iibinayo suuqyada dalka.

Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay inaan maanta wixii ka dambeeyo tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono cid walba oo lagu arko iyaga oo ku lug leh falkaas, sida ;agu cadeeyay bayaanka soo baxay, tallaabadaan ayaa looga hortagayaa in la musuqmaasuqo   Gargaarka Bini-aadanimo.

May be an image of map and text

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this