Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda Gaadiidka iyo Jidadka oo Furtay Daabacada Liisamadda Gaadiidka Gobolka Saaxil.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda Gaadiidka iyo Jidadka oo Furtay Daabacada Liisamadda Gaadiidka Gobolka Saaxil.

Hargeysa(Qaran news)-Munaasibad loo qabtay daahfurka daabacada liisamada gaadiidka waxa ka qayb galay agaasimaha guud wasaarada Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Mudane Muuse Jaamac oo ay weheliyaan agaasimayaasha waaxyaha Liisamadda iyo Bugaagta daabacada iyo Wax-soo-saarka iyo Isu’duwaha wasaarada gaadiidka iyo horumarinta Jidadka ee gobolka Saaxil Cabdimajiid Jaamac Maxamed.

Sidoo kale waxa lagu soo casuumay guddoomiye ku xigeenka gobolka Saaxil Maxamuud Hindi Aadan, taliyaha qaybta booliska gobolka Saaxil, taliyaha Ciidanka nabadgelyadda waddooyinka, Cuqaasha, waxgaradka, gaadiidlayda gobolka iyo masuuliyiin ka socday hay’addaha kala duwan ee dowladda

Dhammaantood waxa ay qireen baahida weyn ee loo qabay adeega liisamada gaadiidka ee laga horgeliyay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.

IMG-20230920-WA00021-300x200.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this