Sign in to follow this  
Deeq A.

Paul Kagame oo xaqiijiyay in uu mar kale u tartanayo xilka madaxweynaha Rwanda

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1695198960266.jpg?resize=720%2C60

Madaxweynaha Rwanda, Paul Kagame ayaa xaqiijiyay inuu mar kale u tartami doono xilka madaxtinimo ee dalkaasi doorashada guud ee sannadka soo socda.

Madaxweyne Kagame oo ay wareysatay majaladda ka soo baxda dalka Faransiiska ee Jeune Afrique ayaa sheegay in uu ka mid yahay musharixiinta u tartami doona doorashada.

Hoggaamiyaha ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay sida ay reer Rwanda u aaminsan yihiin.

Bishii Abriil , Madaxweyne Kagame wuxuu sheegay inuu rajaynayo inuu ka fariisto saaxada siyaasadda ka dib markii uu xilka hayay 23 sanno.

Kagame waxa uu hoggaaminayay dalka Bariga Afrika tan iyo sannadkii 2000.

PUNTLAND POST

The post Paul Kagame oo xaqiijiyay in uu mar kale u tartanayo xilka madaxweynaha Rwanda appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this