Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland oo wareegto ku magcaabay Komishanka Xuquuqul Insaanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto Madaxweyne ku magacaabay Xubnaha cusub ee Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka

Wareegtadaasi oo ay baahisay madaxtooyada Somaliland waxa ay u qornayd sidani hoos ku xusan.

F6Z1tqQWoAAZmsS-213x300.webp

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this