Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Waddani oo si adag uga hadley Baabuurkii Jabhadu ka Qafaalatay Burco

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiga WADDANI ayaa cambaareeyey falkii ay saaka gaadiidka ku dhaceen qaar ka mid ah jabhada buurta gaca-libaax.

Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Waddani mudane Waabeye oo saxaafada la hadlay ayaa dhinaca kale u mahadceliyey gudiga beelaha West Burco Clan oo uu ku amaanay sida xilkasnimada leh ee ay nabada ugu soo dhameeyeen jabhadii buurta Gaca-libaax.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this