Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaalida iyo Oromada oo dagaal culus uu ku dhex maray duleedka Qollaji ee Dowlad degaanka Soomaalida

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka laga helayo dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in shalay uu dhacay dagaal u dhaxeeya ciidamada deegaanka Oromada iyo kuwa deegaanka Soomaalida kaas oo ka dhacay deegaan lagu magacaabo Qolaji.

Faahfaahin dheeri ah lagama hayo khasaaraha dagaalka ka dhashay iyo waxa uu salka ku hayo, balse warar soo baxaya ayaa sheegaya in dagaalka oo saacado qaatay uu gaystay khasaare soo kala gaadhay labada dhinac.

Deegaanka Qolaji waa deegaan ay ku suganyihiin boqollaal barakacayaal ah Soomaali ah oo hore uga barakacay dagaallo dhex maray Oromada iyo Soomaalida.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this