Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaalida Jarmalka oo iibsanaya Masjidkii ugu horreeyey oo markii hore kiro ku ahaa.

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Mainz ee dalka Jarmalka, oo dhacda galbeedka magaalada Frankfort, ayey jaaliyadda Soomaalida ee magaaladaas iyo nawaaxigeedu markii ugu horreysay iibsanayaan Masaajid hore kiro ugu ahaa.

Jarmalku waxa uu ka mid yahay waddamada Galbeedka ee Jaaliyadda Muslimiinta oo Soomaalidu ka mid tahay ee Yurub ay ugu badan yihiin.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this