Sign in to follow this  
Deeq A.

IRAN iyo Mareykanka oo is-dhaafsaday maxaabiis iyo $6 bilyan

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawladdaha Iran iyo Maraykanka ayaa isu diyaarinaya in ay la kala wareegaan lacag iyo Maxaabiis ay muddo dheer kala haysteen kuwaas oo dhowaan is afgarad laga gaadhey.

5 maxbuus oo Maraykanka u dhashay,5 Iran u dhashay iyo lacag dhan 6 Bilyan oo Dollar oo Iran kaga xayrniyad dalka Kuuriyada Koonfureed.

Is dhaafsiga lacagta iyo maxaabista ayaa ka dhacaysa waddanka Qadar waxana tan loo arkaa guul ay gaadhey dawladda Iran oo loo sii daayey 5 maxbuus iyo lacag 6 Bilyan oo Dollar ahayd.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this