Sign in to follow this  
Deeq A.

“Xukumaddu waa inay si deg dega Baadhis ugu Samayso wixii Gubay Suuqa Wajaale”

Recommended Posts

Deeq A.   

“Xukumaddu waa inay si deg dega Baadhis ugu Samayso wixii Gubay Suuqa Wajaale”

Murrashaxa Madaxweyne Kuxigeenka WADDANI

Musharraxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga WADDANI Amb. Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa sheegay in uu la dareen iyo damqasho yahay ganacsatada hantidoodii ku waayey masiibada dabka ee haleeshay suuqii weyna ee Wajaale.

Waxa uu Ilaahay uga baryey in uu bedel kheyr qaba ka siiyo hantidoodii.

Dhiñaca kale Musharraxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga WADDANI waxa uu xukuumadda ugu baaqay in si deg dega Baadhis Ballaadhan loogu sameeyo soo noqnoqashada gubashada Suuqyada dalkeenna.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this