Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Kuwa Deegaanka oo Al-shabaab Kala Wareegay Camaara

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidanka xoogga dalka, Daraawiishta Galmudug  iyo kuwa deegaanka ayaa Al-shabaab kala wareegay magaalada Camaara ee Koonfurta gobalka Mudug.

Ciidanka la wareegay magaalada ayaa sedex jiho ka weeraray waxaana isaga baxay Al-shabaabkii  ku sugna, sida uu sheegat xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye.

Magaaladaan ayaa marin muhiim ah u isku socodka gobolka, waxaana sidoo kale xildhibaan Saabir uu sheegay in lagu dhow yahay in Al-shabaab laga saaro Galmudug.

Ciidanka xoogga dalka, Daraawiishta Galmudug kuwa deegaanka ayaa howlgallo baaxad leh ka wada gobolka Mudug, waxaana xisidmudan in ay la wareegeen deegaanno dhowr ah.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this