Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Caalamiga ah ee Dembiyadda Dagaalka oo dhegeysanaysa dacwad laga gudbiyay Ruushka

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda ugu sareysa Qaramada Midoobay ee ku taal magaalada Hague ee ICC ayaa bilowday dhageysiga diidmada Ruushka ee dacwadda ay gudbisay Ukraine kadib duulaankii Ruushka ee sanadkii hore.

Kyiv ayaa ku eedeeyay Moscow inay si been abuur ah u adeegsatay sharci ku saabsan xasuuqa si ay marmarsiiyo ugu hesho weerarada.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this