Sign in to follow this  
Deeq A.

Booliska Garoowe oo xabsiga dhigay nin ku eedaysan handad iyo dhac

Recommended Posts

Deeq A.   
Polish_20230917_225304886.jpg?resize=720

Booliska caasimadda Garoowe ayaa xabsiga dhigay nin ku eedaysan in uu handaday oo rasaas ku riday ganacsade ku sugnaa kaalin shidaal islamarkaana uu si khasab ah shidaal uga qaatay xaruntiisa ganacsi.

Kaamirada xarunta ayaa muujisay eedaysanaha oo rasaas ku ridaya ninkii shidaalka iibinayay kuna khasbaya in uu shidaal ugu shubo baabuurka.

Saraakiisha Booliska ayaa noo xaqiijiyay in baaritaan lagu hayo eedaysanaha loona gudbin doono hay’adaha sharciga.

PUNTLAND POST

The post Booliska Garoowe oo xabsiga dhigay nin ku eedaysan handad iyo dhac appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this