General Duke Posted October 17, 2007 Mas'uul ka tirsan Madaxtooyada Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo beeniyey in Madaxweynuhu ku wajahanyahay Xarunta Dalka Ethopia ee Adis'ababa. Iyadoo maanta qaar ka mid ah Warbaahintu baahiyeen in Madaxweynaha DFS Mudane C/laahi Yuusuf Axmed uu u socdaali doonaa Magaalada Adis'ababa ee Dalka Ethopia aya warkaas waxaa laaga beeniyey Xarunta Madaxtooyada. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada C/risaaq Aadam Xasan oo qadka Telefoonka Baydhabu aan ku wareysanay aya sheegay in warka uu yahay mid la been abuuray oo aan Sal iyo raad toona lahayn. C/risaaq ayaa sheegay in Madxweynuhu aanu meelna uga socon Magaalada Baydhaba uuna hawsha DFS ka sii wadi doono Magaalada Baydhaba. " Hadii Madxweynaha uu Adis'ababa u socdaa maanta ayu bixi lahaa meelna uma socda waxaa uuna Madxweynuhu u yaala hawlo fara badan oo u dhaxeeya Xukuumada iyo barlamaanka Xilgaan ayu yiri Agaasimaha Madxtooyada c/risaaq Aadsan. Maanta ayaa waxaa Magalada Baydhaba ka ambabaxay Ra'isal Wasaaraha Somalia Pr:Geedi kadib markii Adis'ababa loga yeeray si talooyin loo siiyaa sida warar Xog ogaal ah oo aan helnay ay sheegayaan . Hawlaha Barlamaanka ayaa dib loo dhigay ilaa Maalinimada Sabtida ah oo uu Gudoomiyaha Barlamaankas ayaa Sheegay in la sugi doonaa inta uu ka soo laabanayo Ra'isal Wasaraha kadib marki maanta uu Arinka shaaciyey mar u soo xirayey Fadhigi ADC Xafiiska wararqabadka shaabakadda wararka carmooyin.com ee Mqudisho Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tahliil Posted October 18, 2007 Is YEEY the OLD VAMPIRE Under House arrest now in Baydhabo??? Alloow sahal amuuraha Quote Share this post Link to post Share on other sites