Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo Alshabaab kala wareegay magaalooyinka Qaycad iyo Bacaadweyn

Recommended Posts

Deeq A.   
2022915637988122505983030.jpg?resize=660

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay weheliyaan ciidamada Galmudug iyo kuwa degaanka ayaa maleeshiyaadka AS kala wareegay degaannadii u danbeeyay ee Gobolka Mudug.

Ciidamada ayaa si buuxda ula wareegay magaalooyinka Bacaadweyn iyo Qaycad oo ka tirsan Gobolka Mudug sida ay saaka sheegtay dowladda Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa xaqiijiyay in ciidamadu gacanta ku dhigeen Bacaadweyn iyo Qaycad.

Wasiir Fiqi ayaa sidoo kale sheegay in maleeshiyaadka AS isaga baxeen magaalada Camaraa iyo dhammaan dhulka u dhexeeya Qodqod iyo Camaara.

PUNTLAND POST

The post Ciidamada dowladda Soomaaliya oo Alshabaab kala wareegay magaalooyinka Qaycad iyo Bacaadweyn appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this