Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo maxkamad saartay shabakado argagixiso ah oo ay ku jiraan amiiro iyo horjoogayaal

Recommended Posts

Deeq A.   
PSF-1.jpg?resize=639%2C356&ssl=1

Dowladda Puntland ayaa shalay maxkamad saartay 19 xubnood oo isugu jira argagixisada Daacish iyo AS.

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Puntland xarunteeda Boosaaso ayaa shalay la hor keenay shabakadahan argagixisada ah.

Wararka ayaa xaqiijinaya in xubnahan ay ku jiraan amiiro iyo horjoogayaal sare oo madax ka ahaa shabakadaha madax-jebiska iyo kuwa qaraxyada diyaariya.

Xogaha dhanka amniga ah  ayaa sidoo kale sheegaya in maalmaha soo socda la sii wadayo maxkamadaynta shabakadahan.

PUNTLAND POST

The post Puntland oo maxkamad saartay shabakado argagixiso ah oo ay ku jiraan amiiro iyo horjoogayaal appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this