Sign in to follow this  
Deeq A.

Faysal Cali Waraabe Oo Bogaadiyay Dhallinyaradii Jabhada Gacan libaax oo ku biiray Ciidanka Qaranka

Recommended Posts

Deeq A.   

Faysal Cali Waraabe
Oo Bogaadiyay Dhallinyaradii Jabhada Gacan libaax oo ku biiray Ciidanka Qaranka

Hargeysa(Qaran news)- Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa bogaadiyay dhallinyaradii jabhadii gacan libaax oo dufcadii u horreysay maanta ku biirtay Ciidanka Qaranka.

Guddoomiye Faysal wuxuu sudaas ku sheegay Fariin uu ku baahiyay Facebookgiisa, wuxuuna sheegay inuu bogaadinayo dhallinyaradaasi.

Guddoomiyaha UCID wuxuu sheegay in balanka reer Somalilan yahay sidii xuduudaha dalka oo la gaadho deegaanka Yoocada ee ku yaallo xadka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this