Sign in to follow this  
Deeq A.

War degdeg ah: Bacadlihii Suuqa Wajaale oo dab Qabsaday

Recommended Posts

Deeq A.   

War degdeg ah: Bacadlihii Suuqa Wajaale oo dab Qabsaday
IMG-20230916-WA0019-204x300.jpg

IMG-20230916-WA0020-300x233.jpg
IMG-20230916-WA0018-1-264x300.jpg
Wajaale(Qaran news)- Suuqa Wajaale ayaa caawa dab weyni ka kacay, kaasi oo laf dhabar u ah dhaqaalaha Somaliland.

Ilaa imika dabkaasi lama bakhtiin waxana socda gurmad xoog leh oo lagu daminayo dabkan.

Sidoo waxa isna gurmad xoogle oo ka mid ah ciidanka debdamiska Hargeysa ayaa u dhaqaaqay dhinaca magaalada Wajaale.

Waxa gubanaya suuqa bacadlaha oo ay ku yaaleen kumanaan meheradood oo kala duwan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this