Deeq A. Posted September 16, 2023 War degdeg ah: Bacadlihii Suuqa Wajaale oo dab Qabsaday Wajaale(Qaran news)- Suuqa Wajaale ayaa caawa dab weyni ka kacay, kaasi oo laf dhabar u ah dhaqaalaha Somaliland. Ilaa imika dabkaasi lama bakhtiin waxana socda gurmad xoog leh oo lagu daminayo dabkan. Sidoo waxa isna gurmad xoogle oo ka mid ah ciidanka debdamiska Hargeysa ayaa u dhaqaaqay dhinaca magaalada Wajaale. Waxa gubanaya suuqa bacadlaha oo ay ku yaaleen kumanaan meheradood oo kala duwan. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites